Return to graphical site

Scottish Refugee Council

24th July 2008
Advice in your language: English French Farsi Arabic Kurdish Somali Swahili Turkish Urdu
You are here: Home » Advice » Somali » Advice

*

Si aad ballan uga samaysatid Golaha Qaxootiga Scotland (Scottish Refugee Council) magaalooyinka Edinburgh ama Glasgow soo wac lambarkayaga lacag la'aanta oo ah 0800 085 6087. halkan ayaad ka arki kartaa saacadaha shaqada iyo maab kuu tilmaamaya cinwaankeena. Haddii Ingiriisku uusan ahayn luqaddaada koowaad waxaan isku dayaynaa inaan turjumaan kuu qabano.

Warqaddani waxay sharraxaysaa adeegyada aad ka heli kartid Golaha Qaxootiga Scotland.

Waxaa kaloon kuu tilmaami karnaa hay'adaha kale ee la shaqaynaya qaxootiga iyo magangelyodoonayaasha adigoo isticmaalaya Xiriirrada muhiimka ah .

Meeshii qoraalkan ah ee ay suurtogeli weyday in warbixinaha lagu turjumo luqaddaada waxaad arki kartaa iyadoo ku qoran afka Ingiriiska.